Users Online
|
Guests Online: 1
No Members Online
Registered Members: 40
Newest Member: Cordes36
|
|
Our Eye: Yusuf Dahir
|
|
|
|
Google ads
|
|
|
|
|
News
|
| “Madaxweynaha Jabuuti cid kale ma haysto aniga ayaa Sheekhiisa ah oo u Tuma, haday ciid tahay iyo haday Mowlatu-Nebi tahayba” |
“Adduunyada dadka moodayoow
Malaha Taariikh
Ma guuraankii noloshiyo
Hadday tahay mid loo aayayo
Murugadii ma xusuusteen
Lilmadii Isniin dhacdiyo”
Sh. Dandaawi
Hargeysa (Somalilandpress)- Cabdiraxmaan Sheekh Dandaawi oo ku caan baxay Qasiidooyinka uu qaado ee Nebi ammaanka, islamarkaana u dhashay wadanka Jabuuti ayaa Shabakadaha Somalilandpress iyo SDWo uga xog-waray ujeedada safarkii ugu horaysay ee uu Somaliland booqasho ku yimaado. |
MandeeqPress on September 05 2008 13:07:09 ·
Read More ·
0 Comments ·
14 Reads ·
|
|
| Roob aad loogu diirsaday oo ka da’ay Hargeysa maanta |
Hargeysa (Somalilandpress) Roob aad loogu diirsaday ayaa maanta abaara 2:00 Duhurnimo ka da’ay magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda. |
MandeeqPress on September 05 2008 08:50:47
Read More ·
0 Comments ·
20 Reads ·
|
| Sh. Cabdiraxmaan Daydaani oo socdaal ku yimi Somaliland, waraysi aanu la yeelanay ninkan ku caan-baxay Qasiidooyinka ee Reer Jabuuti la soco |
Hargeysa (Somalilandpress)- Sh. Cabdiraxmaan Daydaani oo ah reer Jabuuti, isla-markaana caan ku ah qaadida Qasiidooyinka oo aad looga yaqaano Dhulka Soomaaliada ayaa socdaalkiisii u horeeyay ku yimi Somaliland.
|
MandeeqPress on September 04 2008 15:29:10
Read More ·
0 Comments ·
22 Reads ·
|
| Court annuls Somali assets ruling |
Europe's highest court has overturned a ruling to freeze the funds of a Sweden-based foundation that used to be one of Somalia's biggest money transfer firms. The European Court of Justice has given the EU three months to inform al-Barakaat International Foundation why its funds were frozen.
|
MandeeqPress on September 04 2008 13:19:51
Read More ·
0 Comments ·
9 Reads ·
|
| US condemns Russia over Georgia |
US Vice-President Dick Cheney has condemned what he described as Russia's "illegitimate" attempt to change Georgia's borders. Mr Cheney added that Russia's actions during the recent conflict with Georgia had cast doubt on its reliability as an international partner.
|
MandeeqPress on September 04 2008 13:10:22
Read More ·
0 Comments ·
5 Reads ·
|
|
 |
| Laba-Eef: “Qiso Dhab ah Oo Xanbaarsan Duruufo Qallafsan Oo Nololeed Iyo Murugo Baaxad Leh” Qaybtii Labaad |
Qalinkii: Maxamed Saleebaan Cumar
E-mail: halabuur@hotmail.com
Tel: 00 252 2 4160271
“Aayaha danbana,
Lama sii ogee,
Ugxantiisa diin,
Markuu aasa’ee
Awaaraha ku rogo,
Sow eegmadiyo,
Isha kuma korshoo,
Ubad uma noqdaan.
Anna umal jacayl,
Sow ima hayoo,
Araggaa ma tabo”. |
MandeeqPress on September 04 2008 06:58:23
Read More ·
0 Comments ·
22 Reads ·
|
| Ka akhri Maansadan 320 Magacyada Dhirta ka baxda Dhulkeena ka mid ah |
Hargeysa (Somalilandpress)- Waxaanu jecelahay in aanu halkan idiinku soo gudbino Magacyada Dhirta noocyadeeda kala duwan, iyada oo ay noo suurto-gashay in aanu ka qorno Abwaanka wayn Aadan Tarabi Jaamac, mar aanu dhawaan gurigiisa ku waraysanay, isaga oo Maanso ahaan ku cabbiraya magacyada dhirta iyo noocyadeeda manaafacaadsi ee kala duwan. |
MandeeqPress on September 04 2008 06:42:46
Read More ·
0 Comments ·
16 Reads ·
|

| Somaliland: Where I stand |
| In 1981, I defected from his regime and sought asylum in the US. After a few years, I became active in the liberation movement against the dictator, becoming one of the leaders of the Somali National Movement (SNM). Even though my official job was the representative of the movement in North America, more than half of my time was spent in the field among the elders and militants, risking my life several times. My last task in the SNM was as chairman of its Central Committee. My most exhilarating moment in that struggle was in Burao, May 1991, when as chairman of the Central Committee, I had to announce officially the decision of the people of Somaliland to restore their sovereignty. |
Kiyaz on September 03 2008 20:17:34
Read More ·
0 Comments ·
23 Reads ·
|

| qalin lasii dardaarmaya arday qalin jabisay (maanso) |
maansadan oo magaceeda layidhaa "tusaale" waxaan ugu hambalyaynayaa una hibeeyay ardayda reer somaliland ee ka qalin jabisay jamaacadaha sudan sanadkan 2008,hadaba maansadan oo uu qalinkii la hadlayo lana dardaarmayo ardaydii, waxa qalinku hogatusaalaynayaa ardayga isagoo isu garab dhigaya ninka aqoon yahanka ah iyo ninka jaahilka siday bulshada dhexdeedea ugu kala duwanyihiin, waxaa kale oo uu qalinku |
MandeeqPress on September 03 2008 20:14:10
Read More ·
0 Comments ·
14 Reads ·
|
| There has been a large explosion in the Ethiopian capital's crowded Merkato business district where people gather socially after work. |
There has been a large explosion in the Ethiopian capital's crowded Merkato business district where people gather socially after work. The BBC's Elizabeth Blunt in Addis Ababa says the blast happened in a video parlour.
|
MandeeqPress on September 03 2008 17:52:57
Read More ·
0 Comments ·
9 Reads ·
|
|
|
|
Latest Active Forum Threads
|
|
|
|
Google ads
|
|
|
|
|
Login
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
Shoutbox
|
You must login to post a message.
|
|
|